Muxuu Zinedine Zidane Ka Yidhi Guuldaradii Qalbi Jabka Ahayd Ee Kooxdiisa Waqtigii Dhamaadka Ciyaarta Ka Soo Gaadhay Espanyol?
Tababaraha kooxda Real Madrid ee Zinedine Zidane ayuu cadaadisku ku sii kordhay kadib markii ay xalay kooxdiisu guuldaro xanuun badani xili danbe ka soo gaadhay kooxda Espanyol. Waxay ahayd daqiiqadii 93 aad ee dhamaadka ciyaarta, waxayna Los Blancos awooda saaraysay in ay goolka guusha la timaado laakiin Gerard Moreno oo ka tirsan Espanyol ayaa dhaliyay goolka xaalada Madrid sii xumeeyay. Kooxda...



















No comments:
Post a Comment